Toogasho ka dhacday meel ku dhow goob uu ku sugnaa Raisul Wasaaraha Somalia

Askari ka tirsanaa ciidanka Booliska maamulka Koonfur galbeed ayaa galabta ku toogtay Magaalada Baydhabo nin shacab ahaa. Wararka ayaa sheegaya in askariga uu rasaas ku furay ninka rayidka ah oo gaari watay ka dib markii sida la sheegay uu ka shakiyey. Falkan ayaa galabta ka dhacay agagaarka garoonka kubada cagta Dr. Ayuub ee magaalada baydhabo … Continue reading Toogasho ka dhacday meel ku dhow goob uu ku sugnaa Raisul Wasaaraha Somalia